Buuggani ma laha layliyo. Waa buug
sheeko . Waa laba sheeko oo ta hore
tahay bakeyle iyo diin isku faanay oo
tartamay. Sheekada labaadna tahay ri`dii
ceelka ku dhacday. Sawiro si gaar ah loo
sawiray oo aad u qurux badan. Buuggu
waa 24 bog. Waa midab dhamaantii